Soodoog - Cabdulqaadir C Diiriye - Books - Garanuug Limited - 9780995753389 - July 1, 2020
In case cover and title do not match, the title is correct

Soodoog

Cabdulqaadir C Diiriye

Price
A$ 28.49

Ordered from remote warehouse

Expected delivery Sep 20 - Oct 4
Add to your iMusic wish list

Soodoog

Qofkii dumar ah ee soo muuqataba waxay la raacaysay indhaha, waayo ma garan karto sida saaxiibteed Xaawo u ekaatay soddon iyo kow sano oo ay kala maqnaayeen. Waxaa maskaxdeeda dhex mushaaxayay mawjado xusuus ah oo macaan iyo kharaarba leh, oo yaraanteedii iyo xaafaddii ay ku kortay dib ugu celinayay. Sawaxanka dadka, guuxa gawaarida, iyo dabaylo ka dhacayay garoonka diyaaradaha ayaa hadba kala goynayay xusuustaas fog ee Faadumo dhex muquuranaysay.

Media Books     Paperback Book   (Book with soft cover and glued back)
Released July 1, 2020
ISBN13 9780995753389
Publishers Garanuug Limited
Pages 172
Dimensions 129 × 198 × 10 mm   ·   172 g
Language Somali