Diiwaanka Siinley - Yuusuf Cismaan Cabdille - Books - Lulu.com - 9781678023348 - March 8, 2022
In case cover and title do not match, the title is correct

Diiwaanka Siinley

Yuusuf Cismaan Cabdille

Price
A$ 33.49

Ordered from remote warehouse

Expected delivery Oct 8 - 22
Add to your iMusic wish list

Diiwaanka Siinley

Silsiladda Siinleydu waxay ku hagaagtay waqti kala-guur ah xag dhaqan, xag siyaasadeed iyo xag bulsho intaba. Waxa ay ku beegantay milay mugdi badan oo arrimahaa la xidhiidhaa uu ka jiray Soomaaliya oo askartii xukunka qabsaday wax kasta oo xorriyad ahba ay daaha u rogeen. Dadku way werwersanaayeen, waxa se arrinta waji gaar ah siiyey Af-Soomaaligii la qoray, taas oo keentay in aan wixii la tiriyo la odhan uun ee lana qoro.

Media Books     Paperback Book   (Book with soft cover and glued back)
Released March 8, 2022
ISBN13 9781678023348
Publishers Lulu.com
Pages 248
Dimensions 148 × 210 × 13 mm   ·   299 g
Language Somali