Asaruur - Cali M Cabdigiir (Caliganay) - Books - Createspace Independent Publishing Platf - 9781724538000 - July 29, 2018
In case cover and title do not match, the title is correct

Asaruur

Cali M Cabdigiir (Caliganay)

Price
R 245
excl. VAT

Ordered from remote warehouse

Expected delivery Jun 12 - 25
Add to your iMusic wish list

Asaruur

Inta jecel uruurinta sooyaalka jiilalka dambe tilmaan ka siin kara dhacdooyinka dagaalka sokeeye, Asaruur waa akhris ay ku diirsan doonaan dhallinta Soomaaliyeed. Asaruur waa dhigane aad u kooban. Waa afar dhacdo oo dhab ah aadna u xanuun badan loona aanaynayo dagaalka sokeeye. Waxaa wehesha dhagar dhaqanka Soomaalida ku dhafan, hifashada aano aan badiyaaba loo weel dayin kolkaasna gaboodfal lagu galo. Iyo sheeko ku bannaan "Waxaan ahay macaan iyo kharaar meel ku wada yaal." Asaruur akhris dheer kugu dhibi mayo (100 bog) xiisana kama fuqi kartid.

Media Books     Paperback Book   (Book with soft cover and glued back)
Released July 29, 2018
ISBN13 9781724538000
Publishers Createspace Independent Publishing Platf
Pages 106
Dimensions 152 × 229 × 6 mm   ·   154 g
Language Somali  

Show all

More by Cali M Cabdigiir (Caliganay)